Ciidamada Danab oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada Kumandoska Xoogga Dalka ee Danab ayaa sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaano ka tirsan gobolka Jubadda Hoose, ka dib howlgal qorsheysan oo ciidamadda Kumaandoska Danab ka sameeyeen degaano hoos yimaada degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame. Saraakiisha ciidanka Danab ayaa intaas ku daray in howlgalkan ay kula wareegeen  tuulooyinka Xawaaljiri, Bernasey, Yaaq-bishaar iyo Cusbo, ayna  gebi … Continue reading Ciidamada Danab oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)